Home » Archives by category » Community (Page 288)
Hanbalyo Arooska Weriye-Yuusuf Cabdi Xasan-cadde iyo Marwadiisa Seynab Mire Suudi Oo Arooskoodu 18/09/2015 Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo

    Weriye-C/laahi Xuseen Darwiish Weriye-Maxamuud Sarraaf Weriye-C/risaaq Xaaji Axmed (Tukubo) Weriye-Cali Aadan Daahir Weriye-C/risaaq Yuusuf Cali Weriye-Maxamed Yuusuf Bakayle Weriye-C/raxmaan Ismaaciil (Saylici) Weriye-Barkhad Maxamuud Geeddi Weriye-C/raxmaan Axmed (Ilsar) Weriye-Siciid Isxal Findhe Weriye-C/rashiid Xasan Cabsiiye   Dhamaan Weriyayaashan Reer Sanaag waxay hanbalyo farxad leh u dirayaan Weriye-Yuusuf Cabdi Xasan-cadde iyo Marwadiisa Seynab Mire Suudi Oo […]

Continue reading …
Heesta Nasashada : Yurub Geenyo Iyo Qaadiro Jaceel-Hees Cusub- Sida Mayayga Roobko

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Heesta Nasashada : Yurub Geenyo Iyo Qaadiro Jaceel-Hees Cusub- Sida Mayayga Roobko .   heesta hoosta ka dhagayso.    

Continue reading …
Buurta Gacan Libax Muxuu Carabkani ku falayaa ? Boqortooyo Sugaha Kuwait Muxuu Sheekh Qasriga uga Dhistay ?

Buurta Gacan Libax Muxuu Carabkani ku falayaa ? Boqortooyo Sugaha Kuwait Muxuu Sheekh Qasriga uga Dhistay ? Ee Hadana u Uraba Qasri Kale Inu ka Dhisto Gacan Libax Isago Laga Yabo Inu Sanadkii Mar Yimado. Qasri u Sheekh Kadhistay Ayuu Airport Dhan Inagu Dhisay kkķk Maskaxda Isticmal Mar uun Ama Wax Akhri. Waan idin wada […]

Continue reading …

“Guriga Aan Dhisanaayo Ku Bixi Maayaan 600,000 Dollar ee Waxa Ku Baxaaya Wax Ka Yar oo ah 50,000 Dollar, Madaxtooyaduna Waxba Ii Dhisi Mayso.”. Saleebaan Bukhaari.

Comments Off on “Guriga Aan Dhisanaayo Ku Bixi Maayaan 600,000 Dollar ee Waxa Ku Baxaaya Wax Ka Yar oo ah 50,000 Dollar, Madaxtooyaduna Waxba Ii Dhisi Mayso.”. Saleebaan Bukhaari.
“Guriga Aan Dhisanaayo Ku Bixi Maayaan 600,000 Dollar ee Waxa Ku Baxaaya Wax Ka Yar oo ah 50,000 Dollar, Madaxtooyaduna Waxba Ii Dhisi Mayso.”. Saleebaan Bukhaari.

Xildhibbaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari), ayaa si toos ah u qirtay dhismaha guri uga socda bariga Hargeysa oo ay shalay baahisay mareegta Somalilandlive, balse waxaa uu si cad u dedefeeyey in dhismaha gurigaas ay u dhisayso Madaxtooyadu, isaga sida oo kalena carabka ku dhuftay in qadarka lacagta ah ee ku baxayaa uu ka yar yahay […]

Continue reading …

Deg Deg: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhig Caawa Xukuumaddu Kula Kacday Suldaan Mawliid Sabayste

Comments Off on Deg Deg: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhig Caawa Xukuumaddu Kula Kacday Suldaan Mawliid Sabayste
Deg Deg: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhig Caawa Xukuumaddu Kula Kacday Suldaan Mawliid Sabayste

Hargaysa:(OWN)- Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal,Sul.Xasan Sul Cabdilaahi,ayaa si adag uga hadlay Talaabdii ay Caawa Xukuumaddu Xabsiga u dhigtay Suldaan Mawliid Sabayste oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland. Suldaan Xasan oo Wariye Mohamed Hassan Daacad oo ka tirsan Hawl-wadeenadda Shabakadda Oodweyne Khadka Telafanka kula hadlay ayaa sheegay in si anshaxa iyo Xushamadda Dadnimadda ka […]

Continue reading …

Daawo: Tiradda Jaamacaha Dalka Oo Sii Badanaya,Ardayda Kasoo Baxaysa Oo Quus Taagan,Xukuumadda Oo Milil Dushii Dhayaysa Iyo Taladda Indheed-garadka

Comments Off on Daawo: Tiradda Jaamacaha Dalka Oo Sii Badanaya,Ardayda Kasoo Baxaysa Oo Quus Taagan,Xukuumadda Oo Milil Dushii Dhayaysa Iyo Taladda Indheed-garadka
Daawo: Tiradda Jaamacaha Dalka Oo Sii Badanaya,Ardayda Kasoo Baxaysa Oo Quus Taagan,Xukuumadda Oo Milil Dushii Dhayaysa Iyo Taladda Indheed-garadka

Daawo: Tiradda Jaamacaha Dalka Oo Sii Badanaya,Ardayda Kasoo Baxaysa Oo Quus Taagan,Xukuumadda Oo Milil Dushii Dhayaysa Iyo Taladda Indheed-garadka

Continue reading …

Suldaanka Guud Ee Barriga Sanaag Oo La Wariyay Inuu Hargaysa Kusoo Fool Leeyahay Iyo Ujeedka Socdaalkii Oo Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan Lugta La Galay

Comments Off on Suldaanka Guud Ee Barriga Sanaag Oo La Wariyay Inuu Hargaysa Kusoo Fool Leeyahay Iyo Ujeedka Socdaalkii Oo Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan Lugta La Galay
Suldaanka Guud Ee Barriga Sanaag Oo La Wariyay Inuu Hargaysa Kusoo Fool Leeyahay Iyo Ujeedka Socdaalkii Oo  Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan Lugta La Galay

Hargaysa:(OWN)-Suldaan Guud Ee Beelaha Warsangeli Suldaan Siciid Suldaan C/Salaam Graad Cali Shire iyo Wefti Odayaal ah oo uu hogaaminayo, ayaa ku soo foolleh magaaladda Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, Kuwaas oo ka soo kicitimya bariga sanaag.Ujeedada socdaalka weftiga Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, ayaa la sheegay in uu u yeedhay wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali […]

Continue reading …

Jiif Caaqil Cabdi Guuleed Gaboobe Oo Taageero Mug Weyn La Barbar Joogsadey Suldaanka Guud Ee Beelaha H/Yoonis,Kana Hadlay Wareejinta Haamaha Kayd Shidaalka Ee Berbera

Comments Off on Jiif Caaqil Cabdi Guuleed Gaboobe Oo Taageero Mug Weyn La Barbar Joogsadey Suldaanka Guud Ee Beelaha H/Yoonis,Kana Hadlay Wareejinta Haamaha Kayd Shidaalka Ee Berbera
Jiif Caaqil Cabdi Guuleed Gaboobe Oo Taageero Mug Weyn La Barbar Joogsadey Suldaanka  Guud Ee Beelaha H/Yoonis,Kana Hadlay Wareejinta Haamaha Kayd Shidaalka Ee Berbera

Jiif Caaqil Cabdi Guuleed Gaboobe Oo Taageero Mug Weyn La Barbar Joogsadey Suldaanka Guud Ee Beelaha H/Yoonis,Kana Hadlay Wareejinta Haamaha Kayd Shidaalka Ee Berbera

Continue reading …

Daawo: Suldaan Maxamuud X. Aadan Qabile Oo Si Adag Maayar SOTELCO Ugu Canaantay Iibinta Kaalinta Shidaalka,Sheegayna In Haddii Uu Maayarku Ka Noqon Waayo Ay Talaabo Adag Qaadi Doonaan

Comments Off on Daawo: Suldaan Maxamuud X. Aadan Qabile Oo Si Adag Maayar SOTELCO Ugu Canaantay Iibinta Kaalinta Shidaalka,Sheegayna In Haddii Uu Maayarku Ka Noqon Waayo Ay Talaabo Adag Qaadi Doonaan
Daawo: Suldaan Maxamuud X. Aadan Qabile Oo Si Adag Maayar SOTELCO Ugu Canaantay Iibinta Kaalinta Shidaalka,Sheegayna In Haddii Uu Maayarku Ka Noqon Waayo Ay Talaabo Adag Qaadi Doonaan

Daawo: Suldaan Maxamuud X. Aadan Qabile Oo Si Adag Maayar SOTELCO Ugu Canaantay Iibinta Kaalinta Shidaalka,Sheegayna In Haddii Uu Maayarku Ka Noqon Waayo Ay Talaabo Adag Qaadi Doonaan

Continue reading …

Daawo: Af-hayeen Dhuxul Oo Wareejinta Haamaha Berbera Ku Sheegay Inay Qeyb Ka Tahay Horumarka Ay Dalka Ka Samaynayso Xukuumadda Siilaanyo,Dadka Kasoo Horjeedana Ku Sifeeyay Qaar Dhabarka Laga Soo Taabtay

Comments Off on Daawo: Af-hayeen Dhuxul Oo Wareejinta Haamaha Berbera Ku Sheegay Inay Qeyb Ka Tahay Horumarka Ay Dalka Ka Samaynayso Xukuumadda Siilaanyo,Dadka Kasoo Horjeedana Ku Sifeeyay Qaar Dhabarka Laga Soo Taabtay