Home » Archives by category » Community (Page 233)
Daawo Muuqaalka Hees uu soo saaray Fannaanka ugu Da’da yar Fannaaniinta Somaliland

Qaybta Fanka, Suugaanta iyo Madadaallada waxaanu idinku soo gudbinaynaa Hees Cusub oo la magac-baxday BALan oo uu codkiisa ku qaadayo Fannaanadda Da’da yar Cali Cabdi Cabdilaahi (Cali Saki) oo ah fannaanka ugu da’da yar Hobollada soo shaac-baxay ee ku nool gudaha Somaliland , gaar ahaan magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. HOOS KA DAAWO HEESTAN

Continue reading …
Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

  “Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel ka soo geliye, Gar-garaaciddeediyo ha deyn, geed-ka-didinteeda,’’   Gud-gude, Hadraawi, 1990kii   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormada: 6aad 15/10/2015ka, Hargeysa,   Waxa kale oo uu […]

Continue reading …
Waan Ooyayaa…!!! Qeybtii 4-aad. W/Q: Mohamed Hassan Daacad

-Muddo dhawr sanno ah ayaan halkii (Jeelka) ku jiray,waxna aan la qabay dadkaas (Maxaabiista kale) ee uu wakhtigu is-kaaya baday. Dhamaan kooxdan meesha ku wada jirtaa si fiican ayay isku barteen,waxaana ay noqdeen sidii Qoys kaliya oo meel ku wadanool. Waxa inta badan si weyn loo wada gor-feeyaa haddiiba Ilaahay ka samata-bixiyo Jeelkan ay ku […]

Continue reading …
Hirdankii Xisbiga KULMIYE Oo Marxalad Adag Galay, Nuxurka Qodobadda laysku Hayo Iyo Garab La Filayo Inay Maanta Saxaafadda La Hadlaan

Hargaysa:(OWN)- loolankii u dhexeeyay Garbyadda ku hirdamaya Xisbiga taladda Dalka haya ee KULMIYE,ayaa maraya meel xasaasi ah,waxaana garabka uu hadda Hogaamiye Wasiika arrimaha dibadda,Maxamed Biixi Yoonis ay hadda wadaan qorshayaal kale oo ku liddi ah dhaq-dhaqaaqyadii Maalmihii ugu danbeeyay ay samaynayeen garabka Muuse BIIXI Cabdi,kuwaas oo kulamo dhawr oo ay qaar ka tirsan Hotelada Waaweyn […]

Continue reading …
” Abwaan Cali sugule cigaal (duncarbeed) qoomiyada soomaaliyeed abaal BADAN ayuu ku leetahay ..” Sir Maxamuud Cumar

Abwaan Cali sugule cigaal (duncarbeed) qoomiyada soomaaliyeed abaal BADAN ayuu ku leetahay Maanta wuu xanuusanayaa waxuu ku jiraa dhakhtar ku yaal dubai imaaraadka carabta ABWAANKU ha loo duceeyo xaaladiisa caafimaad meel adag ayay maraysaa markaa shicib iyo dawladaba ha loo gurmado Waa halyey ku xardhan taariikhda qoomiyada soomaaliyeed ugu danbay ilaahay caafimaad ha siiyo aamiin […]

Continue reading …
DAAWO Muuqaalka Heesta GEF JACEYL iyo Bandhig-faneedka Fannaanka weyn CABDIHANI XAASHI CABDILAAHI (DUBIA SHOW)

Qaybta Fanka, Suugaanta iyo Madadaallada waxaanu idinku soo gudbinaynaa Hees  la magac-baxday GEF JACEYL uu soo saaray Fannaanka Codka Macaan Cabdihani Xaashi Cabdilaahi. Muuqaalka Heestani waxa ay ka mid tahay bandhig-faneed uu Hobolku dhowaan ku qabtay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA HEESTAN

Continue reading …
Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka) Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale

“Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel ka soo geliye, Gar-garaaciddeediyo ha deyn, geed-ka-didinteeda,’’   Gud-gude, Hadraawi, 1990kii Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormada: 5aad 13/10/2015ka, Hargeysa,     SOMALI NATIONAL MOVEMENT […]

Continue reading …
Somaliland: Walwalkii Guusha—part one –by International Crisis Group “Tarjume Abdirahman M. Dirye”

  Warbixin qoto dheer oo ay daabacday hay’ada international Crisis Group ooo 23 page oo pdf ah ayaa muujinaysa masiirka cidda jaan goysa “Somaliland nimcaa/argagaxiso baa fadhida” hees fiican! waxayna  taalla google-ka iyaddoo kala xigteen macaahid waa wayn waxaan turjumay qayb yar oo ka mid ah. Waxay u qoran tahay sidda soo socota: Islamiyiinta qarsoon […]

Continue reading …
Riyadii Rumawday Qeybtii 5-aad W/Q: Mohamad Hassan Daacad

  Axmed oo si weyn ugu dheg-raaricinayay hadaladda midiba midda kale ka dareen-taabad badan tahay ee uu ku tiraabayo Ismaaciil,kagana sheegayno Waayo-culayskeeda leh oo la-deris ah,ayaa dhinac-na ka farxay,dhinac-na ka naxay!. Ugu horaynba waxa uu ku farxay in aanay jirin wax dhibaato ah oo soo gaadhay Qoyska Ismaaciil,isaga oo markii hore u qaatay inay ku […]

Continue reading …
DAAWO Muuqaalka Heesta QURUX iyo Fanaanadda XAMDA YAR oo Cod Cajiib ah soo bandhigtay

Qaybta Fanka, Suugaanta iyo Madadaallada waxaanu idinku soo gudbinaynaa Hees Cusub oo la magac-baxday QURUX oo ay TODOBAADKAN soo saartay Fannaanadda Codka Macaan ee XAMDA YAR oo ka mid ah fannaaniinta Da’da yar ee ku dhaqan magaalada Hargeysa. Hoos ka Daawo Muuqaalkan Cajiibka ah ee Heestan

Continue reading …