Home » Archives by category » Community (Page 222)
Daawo:Madal Laysku Arkay Oo Lagu Caleema Saarayey Suldaan Shiikh Yuusuf Cabdi Cawad + Masuuliyiin Iyo Wufuud Kaqayb Gashay

Burco (OWN)Munaasibad Balaadhan Ee  Lagu Caleema Saarayey Suldaan Shiikh Yuusuf Cabdi Cawad Ayaa Waxaa Ka Qayb Galay Wasiro Gudiimiyaha Xisbiga Ucid Gudomiya Kxigeenka Xisbiga Wadani Salaadiin Boqoro Madaxdhaqameed Culima Owdiin Iyo Masuuliyiin Kale       Barwaaqo Aaden Muhumed Oodwaynenews.com /Burco Office

Continue reading …
” Kas-Darran! Qeybtii 3-aad ” Mohamed Hassan Daacad

Cismaan,waxa ciilaya Wakhtigga,waxaana soo waajahay duruufo aannu hore ugu tallo-galin.Waxa si lama-filaan ah u geeriyooday Abbihii oo ka mid ahaa laf-dhabarta Nolashiisa iyo ku-salaynta dhammaan go’aamadda iyo qorshayaashiisa nololeed. Waxa isku-dhex-yaacay hammi iyo higsi waxii uu lahaa,shay kastaana waxa uu noqday uun hadal aan ficil-waddan. Hadda ma samayn karo hal-taalabbo oo ku aaddan waxa maankiisa […]

Continue reading …
Daawo Hees Cusub Oo Ay Soo Saareen Fannaaniinta Nimco Dareen Iyo Cabdicasiis Iskalaaji

Qaybta Fanka iyo Madadaallada ee shabakadda caalamiga ah ee OWN waxa aanu idinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo ay wada-jir u soo saareen Fannaaniinta Cabidcasiis Iskalaaji iyo Nimco Dareen. Heestan waxa farsamadeeda iyo Musigeeeda iskudubba riday Macalinka Miyuusikada Axmed-wali Ibraahim Furinle. Gudaha Ka daawo Heestan.

Continue reading …
Dr. Cabdiqani Xuseen Maxamed: “Dhulku waxa uu ahaa mid cagaaran oo carfaya”

Waa 26 may 2015, maalmahaas waxa aan safar shaqo ku joogay Burco, waxa aan galabtaas soo indho indheeyey dhul beereed magaalada ku teedsan oo iyadoon wax tacab ah la gelin haddana tigaad qiimo lehi ka baxday, samadu waxay ahayd jawi roobaad aad u qurxoon, waxa dhacaysay neecow macaan oo dareen la yaab leh naftaada ku […]

Continue reading …
DAAWO:-Khadar Gureyte oo Si Adag u Cambaareeyey Xadhiga Suxufiyiinta Gabalka Saaxil, Baaqna u Diray Maayirka Magaalada Berbera

Hargeysa(OWN):-Weriye Khadar Cabdi Xasan (Gureyte), sida oo kalena ah dhaqaale yahan da’ yar, ayaa si aada u cambaareeyey xadhiga suxufiyiin saddex ah oo shalay illaa maanta Maayirka Berbera uu ku xidhay saldhigga dhaxe ee magaaladaasi, waxaana uu baaq u diray Maayirka magaaladdaasi oo uu ka codsaday in uu si dhakhso ah uu u soo daayo […]

Continue reading …
Somaliland Students in Bangladesh share their story

Somaliland students abroad being nationals of unrecognized state always struggle with how to tell people about their country.

Continue reading …
Daawo: Canab Guuleed iyo Heesaha Carruurta Lagu Maaweeliyo

Halkan ka daawada waraysi ku saabsan heesaha carruurtu lagu maaweeliyo marka ay dhashaan ka dib ee ay yar yar yihiin. Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) oo waraysigan la yeeshay Canab Guuleed Wan-weyn oo ka mid ah haweenka hal-abuurka ah ee weliba dhaqanka ku xeesha-dheer, ayaa waraysigani wuxuu xanbaarsan yahay qaar ka mid ah heesaha hooyooyinka […]

Continue reading …
“Somaliland siday Cabdiwaraabe u leedahay, ayaan Xiddigaha u ahay Cabdiwaraabahoodii” – Abwaan Xasan Dhuxul Laab-saalax

Guddoomiyihii hore ee Kooxda Xiddigaha Geeska Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax), ayaa si qotodheer uga warramay geeddi-socodkii horumar ee ay Kooxdu ku tallaabsatay muddadii uu guddoomiyaha ka ahaa, waxaanu sidoo kale ka hadlay xil-ka-qaadistiisa iyo khilaaf soo kala dhex-galay oo sababtay in kooxda laga saaro Maxamed BK

Continue reading …
Kooxda Xiddigaha Geeska oo Ammaan iyo Wax-qabad ku majeertay Maamulkoodii hore ee Xilka wareejiyey

Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa si faahfaahsan uga warramay qaab-dhismeedka kooxdooda, isla markaana ku dheeraaday doorkii Wax-qabad ee Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ku lahaa horumarkii ay kooxdu ku tallaabsatay muddadii ay jirtay.

Continue reading …
Bulshadda Hargeysa Ku Dhaqan Oo Ku Jaah Wareeray Taalo Farasmagaalaha Caasimadda Dawladda Hoose Ka Qotomisay Oo Lagu Xardhay Boqolaal Ka Mid Ah Sawiradda Mujaahidiintii SNM Oo Bilaa Magacyo Ah

Dadweynaha  U Daawashadda Tagtay Taaladdan Sawiradda Mujaahidiintii Snm  Lagu Xardhay Oo Dawladda Hoose Hargeysa Iyo Ururka Sooyaal Ku Canaantay  Khaladaadka Goobtaasi Ka Muuqda. Shacabka ku dhaqan Magaaladdo Madaxda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa todobaadkii u dambeeyey ku xoonsanaa Taallo ay ku Xardhan yihiin Boqolaal ka mid ah Magacyadda Mujaahidiintii Ururkii SNM ee Halganka Dib u […]

Continue reading …