Home » Archives by category » Community (Page 201)
Daawo Madax-dhaqameedka & Waxgaradka Beelaha H/Yoonis-bari Oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Ceerigaabo Ka Dhacday Iyo Shacabkii Ciidammadu Dhaawacyada Gaadhsiiyeen

Ceerigaabo(OWN) Kaddib markii shalayto muddaharaad rabshado watey sababayna dhaawacyo tiro badan uu ka dhacay magaalada Ceerigaabo Waxa Maanta Madax-dhaqameedka Guurtida iyo Waxagaradka kale Beelaha H/Yoonis-bari kulan ay isugu yimaaddeen fagaaraha beerta xorriyadda iyagoo wixii dhacay ku eedeeyey ciidammada dawladda iyo madaxda xukunta waxay baaq dheer oo dhinaca nabadgelyada ah halkaas uga direen Madaxweynaha Somaliland Axmed […]

Continue reading …
Daawo:Dadwaynaha Kudhaqan Magalada Burco Aragtida Ay Kaqaban Qaabkii Uu U Qabsoomay Shir Waynihii Shanad Ee Xisbiga Kulmiye

Burco(OWN)Dadwaynaha Kudhaqan Magalada Burco Aragtida Ay Kaqaban Qaabkii Uu U Qabsoomay Shir Waynihii Shanad Ee Xisbiga Kulmiye       Barwaaqo Aaden Muhumed Oodwaynenews.com/Burco Office

Continue reading …
“Xukuumadda Xisbigeeddii Dhex u Noqon Kari Weyday, Doorashadana Xisbiyadda Dhex Uma Noqon Karto. Xagla-toosiyana Waanu Ka Tacsiyadeynaynaa Codeynta Madaxweynahu Ka Coddeeyey.”.Xoghayaha WADDANI

Hargeysa(OWN):-Xoghayaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta si adag u dhalliilay qaabkii uu u qabsoomay shirweynahii xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ee lagu doortay murashaxa madaxweynaha iyo ku xigeenka madaxweyne ee xisbigaasi. Oodweynenews/Staff Hargeysa Desk

Continue reading …
Daawo:Waa Qasaara Hagooganoo Nina Loo Qarinmaayee Ama Qaad Ama Dhig Hinda Jaamac Gaani Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga Xadani Iyo Qaarkamida Saladin Iyo Cuqasha Burco Oo Da.daafeeyey Shirkii Kulmiye

Burco(OWN)Waa Qasaara Hagooganoo Nina Loo Qarinmaayee Ama Qaad Ama Dhig Hinda Jaamac Gaani Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga Xadani Iyo Qaarkamida Saladin Iyo Cuqasha Burco Oo Da.daafeeyey Shirkii Kulmiye                 Barwaaqo Aaden Muhumed Oodwaynenews.com/Burco Office

Continue reading …
Daawo: SAMAALE Oo Ka Hadlay Habkii Uu Dhacay Shirkii KULMIYE Ee Shalay Iyo Muquunintii Madaxtooyadda Ee Dr.XAGLOTOOSIYE

Daawo: SAMAALE Oo Ka Hadlay Habkii Uu Dhacay Shirkii KULMIYE Ee Shalay Iyo Muquunintii Madaxtooyadda Ee Dr.XAGLOTOOSIYE

Continue reading …
Daawo: “ Shirkaas Shalay Dhacay Waxaanu U Argnaa Mid Xaaraan Ah,Boob Ah,Sharciyaddana Ka Gudubsan”. Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda JSL

Daawo: “ Shirkaas Shalay Dhacay Waxaanu U Argnaa Mid Xaaraan Ah,Boob Ah,Sharciyaddana Ka Gudubsan”. Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda JSL

Continue reading …
Daawo: “ Raadkii Ay Somaliland Berri Hore Ka Timid Ee Ay Kasoo Dagaalanntay Ee Kali-talis-nimadda Ahaa,Ayay Maanta Dib-Ugu-Noqotay,Markaas Haloo Duceeyo”. Xil.Kijaandhe

Daawo: “ Raadkii Ay Somaliland Berri Hore Ka Timid Ee Ay Kasoo Dagaalanntay Ee Kali-talis-nimadda Ahaa,Ayay Maanta Dib-Ugu-Noqotay,Markaas Haloo Duceeyo”. Xil.Kijaandhe

Continue reading …
Daawo Muddaharaad Maanta Ka Dhacay Ceerigaabo Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Ceerigaabo(OWN) Gelinkii danbe ee maanta ayaa waxa mar keliya magaalada Ceerigaabo ka bilawday muddaharaad isugu jirey taayirro la gubayo, dhagxaan la tuurayo Waddooyinka Oo La Jaray iyo weliba dadka oo dhawaaqyo kala geddisan ku qaylinaya

Continue reading …
DAAWO:-Warbixin Ku Saabsan Qaabkii uu Maanta u Qabsoomay Shirkii Golaha Dhaxe ee Xisbiga Kulmiye

Hargeysa(OWN):-Halkan ka daawo warbixin dheer oo ku saabsan shirkii golaha dhaxe ee xisbiga Kulmiye ee lagu doortay murashaxnimada madaxweyne iyo ku xigeen.   Oodweynenews/Staff Hargeysa Desk

Continue reading …
Daawo Hees Cusub oo ay soo saartay Fannaanadda Bilan Adan (HUNGURI-DHUBUQ) oo Muuqaal Cajiib soo bandhigtay

Daawo Muuqaalka Hees Cusub oo ay soo saartay Fannaanada da’da yar ee Bilan Aadan (Hunguri-dhubuq). Heestan oo la magac-baxday Wardi iyo muuqaalkeeda cajiibka ah Hoos ka daawo

Continue reading …