Home » Archives by category » Community (Page 2)
Xukuumada Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Degmada Dhoqoshey

Xukuumada Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Degmada Dhoqoshey Una Magacawday Masuul Cusub Warsaxafadeedkan Oo Kasoo Baxay Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland halkan hoose ka akhriso.    

Continue reading …
Madaxweynaha  Somaliland oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo  maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar, markii shirkaasi soo dhamaadayna waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire iyo Safiirka.    

Continue reading …
Siyaasi Cabdikarriim Axmed Moogge Oo Ku Baaqay In Si Wada-Jir Ah Wax Loogga Qabto  Koox Dhalinyarro Ah Oo Xaafadda NEW HARGAYSA Ku Wax-Yeelleeyay Xafiis Uu Leeyahay Xisbigga KULMIYE

Waa in waxgaradka ku nool xaafada New Hargeysa fadhiga ka kacaan oo iyaga oo kashanaya laamaha amaanka ay gacmo bir ah kaga hortagaan kooxahan wax magaratada ah ee ka dilaacay xaafada New Hargeysa, Waana wax aan la aqbali karayn in koox yari ay ku dhex tuurtuurto wafti ka socda xisbi qaran xaafada dhexdeeda dhawacaana sharaftii […]

Continue reading …
Barnaamijka Qiimaynta Oo Ku Saabsan Maxaa Dhaawaci Kara Guusha Xisbiga Waddani

Barnaamijka Qiimaynta Oo Ku Saabsan Maxaa Dhaawaci Kara Guusha Xisbiga Mucaaridk a ah ee Waddani, waxaana qaadaa dhigaya Aqoonyahan Martin Mohamed iyo Cali Xaraare ee daawasho wacan.      

Continue reading …
Halkan Kaga Boggo Macluumaad Ku Saabsan Diyaarada Cusub Ee Air Arabia

Halkan Kaga Boggo Macluumaad Ku Saabsan Diyaarada Cusub Ee Air Arabia

Continue reading …
Berbera:Kuleylka Xagaaga iyo Hanfiga Oo Heer Adag Maraya iyo Biyo La,aan Xoog Leh Oo Soo Waajahdey

Berbera(OWN)-Magaala Xeebeedda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa,Maalmihii u dambeeyy Cimilada Xiliga Xagaaga lagu guda jiro Xaraarada kuleylku gaadhey meel adag iyadoo kuleylka sii siyaadisey Dabeysha Hanfiga ah oo maamihii i dambeeyey si isdaba jooga ah u socotey,Waxaanay marxaladani kusoo Beegantey Biyo la,aan heerkii ugu ba.anaa ah oo soo waajahay Guud ahaanba Magaalada kadib markii […]

Continue reading …
Madaxweynaha Oo Magacaabay Labbo Degmo Oo Cusub Oo Ka-Kala Tirsan Goboladda Maroodi-jeex Iyo Awdal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4911/072017 uu ku magacaabay laba degmo.   Madaxweynuhu:   Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad iyo Qodobka 109aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Arkay:                     Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax-ka-beddelidda Qaab-dhismeedka Dalka;   Markuu Tixgeliyey:            Codsiyada ka yimid Madax-dhaqameedyada, Waxgaradka, Culimada […]

Continue reading …
Murrashaxa KULMIYE oo Qaatay Kaadhkiisa Cod-bixinta, kana Hadlay Xisbiyada iyo Ujeeddada laga Leeyahay

Hargeysa (OWN )- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah uga qaatay kaadhkiisa codbixinta doorashooyinka xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda maanta. Guddoomiye Muuse Biixi oo ay weheliyeen masuuliyiin, xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale oo ka kala tirsan tirsan xisbiga iyo xukuumadda, ayaa markii uu qaatay kaadhkiisa kadib waxa hadal […]

Continue reading …
GUDASHADA CIBAADADA XAJKA

Tiirka Xajka iyo xilliga la waajibiyay Xajku wuxuu ka mid yahay shanta tiir ee Islaamka. Ereyga Xaj macna ahaan waa in loo qasdo tegitaanka beydka Xaramka ee Makka, orodka iyo is taaga Carafa iyo sidoo kale iyadoo lala yimaado dhammaan cibaadada Xajka, iyadoo la ajiibayo amarka Eebbe (sw), dhinaca kalena la dalbayo raalli ahaanshihiisa, waa […]

Continue reading …
Magafe-ha Ugu Wayn  Soomaalida Ee Liibiya Oo  Magaciisa , Iyo Sawirkiisaba Aan Soo Helnay

Waxaanu halkan idiin ku soo gudbinaynaa warbixin ku saabsan Magafe-ha Ugu Wayn Soomaalida Ee Liibiya ku sugan una gaysta jidh-dil Kufsi iyo Dilal. Magafayaasha Liibiyiinta ee dadka Afrikaanta ah ee u tahriibanaya dalalka Yurub ku xereeya goobo ku yaalla gudaha Liibiya halkaas ay dhibaatooyin xuunxun ugu geystaan tahriibayaasha oo xitaa mararka qaar dhacda in sida […]

Continue reading …