Home » Archives by category » Community (Page 177)
DAAWO:Afhayeenka Xisbiga WADDANI oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Muuse Biixi

Burco(OWN):-Afhayeenka xisbiga WADDANI Xildhibbaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.  

Continue reading …
Wax ka Baro Dabeecadaha  Dadka iyo Dalalka Qaaradda Afrika . W/Q Ibraahim Xirsi Galow

Waa Maqaal aad u Xiiso badan, hadii aad akhridana waxaan hubaa in aad waxbadan ka ogaan doonto dabeecadaha cajiibka ah ee dadka ku nool Qaarada Afrika iyo kala duwanaanshahooda. Maqaalkan cajiibka ah waxa qoray Prof. Ibraahim Chief Caaqil Xirsi Galow ( Aswad) oo safar ugu kala gooshay qaar ka mid ah Wadamada Qaaradda Afrika, waxaanu […]

Continue reading …
Daawo:Wafti Balaadhan Oo Kasocta Xisbiga Waddani Oo Hogaaminayo Afhayeenka Xisbiga Wadani Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Si Misanle Loogu Soo Dhaweeye Magaalada Burco

Burco(OWN)Wafti Baldhan Oo Kasocta Xisbiga Oo Hogaaminayo Afhayeenka Xisbiga Wadani Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Si Misanle Loogu Soo Dhaweeye Magaalada Burco Safarkan Masuuliyiintan Oo Salka Kuhayey U Kuurgalida Hananka Howlaha Shaqo Ee Xafiisyada Xisbiga Wadani       Barwaaqo Aaden Muhumed Oodwaynenews.co/Burco Office

Continue reading …
Daawo: Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Daadmdheedh oo Maanta Xilkii la wareegay+Khudbadihii goobta laga jeediyay

Oodweyne(OWN) Munaasibadan oo ahayd mid ay dhamaanba ka soo qaybgaleen bulshada qaybaheeda kal duwan, ayaa ujeedkeedu ahaa mid ay Xilka kula kala  wareegayeen  Gudoomiyaha Cusuc ee dhowaan loo soo magcaabay Gobolka Daadmdheedh iyo Gudoomiye ku xigeenka Gobolka, oo isagu si kumeelgaadha usii hayay xilkaasi.

Continue reading …
Muuqaalka Heesta SALOW iyo Codkii Fannaanadda ZAMZAM SHARAF oo Masrixiyad Cajiib ah soo bandhigtay + qoob-ka-ciyaarka Gabdhaha

Muuqaalka Heesta SALOW iyo Codkii Fannaanadda ZAMZAM SHARAF oo Masrixiyad Cajiib ah soo bandhigtay + qoob-ka-ciyaarka Gabdhaha Muuqaalka Heesta SALOW iyo Codkii Fannaanadda ZAMZAM SHARAF oo Masrixiyad Cajiib ah soo bandhigtay + qoob-ka-ciyaarka Gabdhaha

Continue reading …
Maxaad Ka Xasuusataa Taariikha Madaxweynihii 37 Ee Dalka Maraykanka Iyo Fadeexadii Caanka Noqotay Ee Watergate?

Waxay ahayd fadeexada Watergate taariikh madaw oo soo martay madaxweyne awood badan iyo sumacad dunida  ku lahaa kana mid ahaa madaxweynayaashii ugu caansanaa ee soo mara dalka maraykan, waana Richard Milhouse Nixon, oo ahaa madaxweynihii maraykanka ee 37 tirada madaxweynayaashii soo dalka maraykanka.   Biography Richard M. Nixon   Madaxweyne Richard M Nixon waxa uu […]

Continue reading …
Ila baro cudurka qoor-gooye (Meningitis)

Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah. Naxariis iyo nabadgelyona rasuulkeena ayey korkiisa ahaatay. Maqaalkan kii ka horeyey oo aaynu kuso qaadanay xanuunka hapetitis B , waa maqaalo caafamad oo si todobaad leh usoo saaridoono, insha allaa . Cudurka qoor-gooyaha sida soomaladu u taqaab waa cudur khatar badan haddii aan 24-ka saac ee ugu […]

Continue reading …
Daawo Haddii Hargeysa & Gabiley Layska Diiwaan-geliyey Dalku Intaas Waa Ka Weyn yahay (Maammulaha Shirkadda Isgaadhsiinta Golis/Ceerigaabo)

Daawo Haddii Hargeysa & Gabiley Layska Diiwaan-geliyey Dalku Intaas Waa Ka Weyn yahay (Maammulaha Shirkadda Isgaadhsiinta Golis/Ceerigaabo)

Continue reading …
Boqor-Feysal Cismaan Baraag Oo Shaaciyey Muddada Alla-bariga Beelaha Muuse Ismaaciil Iyo Goobta Uu Ka Qabsoomi doono.

  Ceerigaabo(OWN) Boqor-Feysal Cismaan Baraag oo kamid ah madax-dhaqameedka Beelaha G/Sanaag ayaa isagoo kusugan magaalada Ceerigaabo wuxu ka hadlay Alle-bari Beelaha Muuse Ismaaciil ugu ballansan yihiin iyo goobta iyo goorta uu qabsoomi doono, sidoo kalena wuxu ka hadlay ujeeddada iyo qaabka uu u qabsoomayo Alle-barigaasi.   Isagoo arrimahaas ka hadlayana Boqor-Feysal wuxu yidhi “Alle-bariga beelaha […]

Continue reading …
DAAWO:Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI u Qaabilsan Gobalka Minisota ee Mareykanka Dr.Cabdiraxmaan Aadan Daahir oo Si Adag u Dhalliilay Xukuumadda.

Hargeysa(OWN):-Guddoomiyaha gobalka Menisota ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo muddooyinkii dambe hawlo shaqo ku joogay dalka, oo maanta soo gaadhay magaalada Berbera, ayaa si kulul u dhalliilay xukuumadda Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.   Oodweynenews/Staff Berbera Desk

Continue reading …