Home » Archives by category » Community
Daawo: Xuska Maalinta Dhalinyarada oo laga xusay Magaalada Oodweyne+Saldhiga millatari ee Imaaraadka oo la taageeray.

Daawo: Xuska Maalinta Dhalinyarada oo laga xusay Magaalada Oodweyne+Saldhiga millatari ee Imaaraadka oo la taageeray.

Daawo: Xuska Maalinta Dhalinyarada oo laga xusay Magaalada Oodweyne+Saldhiga millatari ee Imaaraadka oo la taageeray.

Xog-hayaha Abaabulka Iyo Wacyi-galinta Ee Garabka Dhalinyaradda Ee Xisbigga KULMIYE Oo Baahiyay Qoraal Duur-Xul Ah Oo U Muuqda Inuu Kaga Fal-celinayo Go’aankii Uu Guddoomiye Muuse Biixi Ku Taageeray Saldhigga Milatari.

Hargaysa:(OWN)-Xog-hayaha Abaabulka iyo wacyi-galinta ee garabka dhalinyaradda ee Xisbigga taladda Somaliland haya ee KULMIYE,ayaa waxa uu muujiyay sida uu lamma-fillaanka Xisbigga KULMIYE dhexdiisa uga noqday go’aankii uu Gudoomiyaha Xisbigga KULMIYE,Muuse Biixi Cabdi  uu ku taageeray wareejinta madaarka Berbera oo ay Imaaradaaki dalbaddeen inay saldhig milatari ka dhigtaan,kaas oo wateen xubno ka tirsan Madaxtooyadda Somaliland. Xoghaye […]

Continue reading …
Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abbokor. Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

Sannad kasta maanta oo kale 20ka bisha Feebarweri waxa Somaliland looga dabbaaldegaa xuska maalinta dhalinyarada Somaliland oo lagu saleeyey maalintii dhagax-tuurka ay dhallinyaradii dugsiyada sare ugu hiiliyeen kooxdii UFFO 20kii Feebarweri 1982kii. Waxaana xuskani noqonayaa kii 35aad. Waxaana farxad ii ah in aan halkan idiinku soo gudbiyo qoraal aan hore u qoray, si aad iila wadaagtaan milicsi guud-mar ah oo ku […]

Continue reading …
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ku Taliyay In Xuska Maalinta Dhalinyaradda UFO Loo Qaabeeyo Hab Ka Turjumaysa Ilaalinta Qiyamkii Ay Wakhtigaas Dhalinyaraddu Kala Hor-tageen Taliskii Gacanta Adkaa Ee Siyaad Barre

Hargaysa:(OWN)-Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac,ayaa waxa uu ka hadlay maalinta loo asteeyay Dhalinyaradda Somaliland ee 20 Bisha Labaad ee sannadka oo dhawaan Madaxweyne SIILAANYO Digreeto Madaxweyne kusoo saaray inay noqoto Maalinta Dhalinyaradda Somaliland. Garyaqaan Dafac,ayaa sheegay in kalliya aan xuska maalintaas lagu koobin Heeso iyo Ciyaaro,balse ay si xeel-dheer looga waayo-waramo ujeedka iyo ahdaaftii ay dhalinyaraddaasi […]

Continue reading …
Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda oo cunay dhul ku yaala Xayndaabka Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland

Hargeysa(OWN) ilo wareed rasmi ah ayaa Waaheen u xaqiijiyey in shalay la cunay dhul ku yaala xayndaabka wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland, dhulkaas oo la hadal hayo in la soo siiyey wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cali Dhagoole iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Saleebaan, hase yeeshee waxa dhulkaas lagu soo qoray nin […]

Continue reading …
DAAWO: Abwaan SOORAAN Oo Faysal Cali Waraabe Ku Tilmaamay Shaqsi U Heellan Danta Guud Ee Shacabka Somaliland,Uguna Duceeyay Inuu Wax Uu Doonayo ILAAHAY Ku Guuleeyo.

: “ Gudoomiye Aad Iyo Aad Ayaad U Mahadsantahay, Sidaad Bulshada Reer Somaliland Ugu Adeegayso, Samirkaad Ku Jirto, Waxaanu Arkaynay Adigoo Jabuuti Jooga, Haddana Dhulka Soo Maray, Haddana Diyaaradii Laascaanood Uga Horeeyay, Haddana Diyaaradii Qoladii Aad La Soo Ballantay Ee Kuwait Ee Raashinka Sidday Hoos Tagay, Haddana Burco Dib Ugu Soo Laabtay, Dadaal Aad Ku […]

Continue reading …
Abwaan Nageeye  Oo Hargeysa   Fariin Uga Diraya Madaxweyne  FARMAAJO

Abwaan Nageeye Cali Khaliif Waa Abwaan Ka Mida Abwaanada Somaliland Ka Mid Ah Dhalinta ayaa  Fariin Uga Diraya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi   FARMAAJO, halkan hoose ka daawo. Abwaan Nageeye Cali Khaliif Waa Abwaan Ka Mida Abwaanada Somaliland Ka Mid Ah Dhalinta ayaa  Fariin Uga Diraya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi   FARMAAJO, halkan hoose ka daawo.

Continue reading …
Faallo: Xadhig Mise Xal? Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare)

Qofku marka uu afkaar iyo mabaadi’ kaa duwan aamisan yahay haddii aad xidho waad sii shidaalinaysaa uun. Fikirka uu qofku aamisan yahay xadhig laguma suuliyo ee xal iyo xog ayaa lagu beddelaa. Marka wax la isu sheego ee la is hoga-tusaaleeyo qofku inuu qancaa waxay ku xidhan tahay sida wax loogu sheegay iyo sida loogu […]

Continue reading …
Daawo Jaaliyada Somali Scandinavian Ee Magaalada Trolhättan EE Dalka Sweden oo Markii Ugu Horeysay Yeelatay Xarun Ama Lokal & Gudoomiyaha Jaaliyada Keyse Caydiid oo Ka Hadlay

Daawo Jaaliyada Somali Scandinavian Ee Magaalada Trolhättan EE Dalka Sweden oo Markii Ugu Horeysay Yeelatay Xarun Ama Lokal & Gudoomiyaha Jaaliyada Keyse Caydiid oo Ka Hadlay  

Continue reading …
Maanso:  Arliga la gadayaa haddi iibsan loo helo…  waxa tiryiyay maansadan [qolqol]

Waan idin salaamaya  meel aad joogtaanba  maansadanii waxay ka hadlaysa arxanlida loo iibinyo hantididdi dad waynaha  ee uu ugu danbeeyo airportka berbarera ee la kiraynayo mudada dhan 30  sanno een kuwa kiraynaya u lahayn aqoon ay ku faahfaahiyaan iyo dhibta ka iman karta toona  sida wasiirkas madaxtooyada oo ah shkhsi aqoon aan u lahayn xilka uu […]

Continue reading …
Page 1 of 192123Next ›Last »