Home » Archives by category » Uncategorized (Page 56)
Daawo Ururka TABLE 7 Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Deegaanka Abaaruhu Ku Habsatay  Ee LAAN-BARWAAQO Ee Gobolka GABILEY

Gabiley(OWN)-  Ururka TABLE 7 ee xaruntooda tahay magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Deegaanka Abaaruhu Saameeyeen Ee LAAN-BARWAAQO Ee Gobolka GABILEY,   Halkan hoose ka daawo  

Continue reading …

salaamu calaykum Dhamaantiin, 1991  ayaay reer s/land go`aan kama Danbays ah ku Ghaadheen in ay xoriyadii Dalkooda Dib ula soo noqdaan si ay u noqdaan qaran ka madax banaan somalia oo ah Dalkii Talyaanigu gumaysan jiray.  mudadaa  iminka laga joogo 25 sano s/land inkasta oo aanay weli helin aqoonsi buuxa oo rasmi ah hadana  mowqiifkeeda gooni […]

Continue reading …

Sida aynu la wada socono waxa dalka hadda ka hirgaley bilawgii hawshia Diiwaangelinta cod bixiyayaasha Somaliland oo ka bilaabantey Gobolka Togdheer bishii January 16 keedii, waxaney Gobalka ka soo xidhantay 12kii bishan Febuary 2016.   Isla bishan February 13keedii waxay Diiwangelintu ka bilaabantey Gobolka Awdal, waxaanay ka socondoontaa miyiga muddo dhan todobo casho iyo 21maalmood […]

Continue reading …
Hambalyo ku Socota Wasiirka Cusub ee Wasaarada   Xanaanada Xoolaha

Hamblyo wasiirka cusub ee Wasaarada X/Xoolaha mudane Cabdilaahi maxamed Daahir [cukuse] waa wasiir karati badan oo waxana  ka badali kara wasaarada kasta oo loo dhiibo intii uu ahaa wasiirka warafaafinta Dhaqanka wacayagalinta waxa uu waxa badan ka Qabtay wasaarada waxa uu ka Hiragaliyay idaacadda weyn ee Qaranka oo laga dhagaysto Geeska Afrika iyo meelo badan […]

Continue reading …
Daawo Waraysi Xaasaasi Ah Oo  Boqor Cismaan  Buurmadow Uu Kaga Hadlayo Arimo Kala Duwan

Waraysi Xaasaasi Ah Oo  Boqor Cismaan  Buurmadow Uu Kaga Hadlayo Arimo Kala Duwan  isagoo ku sugan dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, waxaana waraysigaas la yeeshay weriyaha caanka ah ee Cali Xaraare , ee halkan hoose ka dhagayso waraysigaas oo dhan.

Continue reading …
Waddani’s Political platform Recapitulation in 2017

Xisbiga waddani wuxuu dhamaadkii sanadkii ina dhaafay soo ban dhigay qabyo qoraalka siyaasada uu wadanka ku hagi doono, taas oo ku bayaansan waxa qabadka iyo himilada u xisbiga waddani hiigsanaayo marku talada wadanka qabto 2017.   Waxaan isku dayayaa inaan is guud taago himilooyinka iyo nuxurka arimaha u ah gogol dhiga ee siyaasada xisbiga waddani, […]

Continue reading …

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa oo aad nala daawataan  Qaybta 1aad ee Barnaamij Xiiso Badan Dhulkii Barafka ee Dalka FINLAND oo ka mid ah meelaha caalamka ugu qabaw, waxaana barnaamijka soo saaray  diyaariyeyna  weriyaha wayn ee Cabdisalaan Hereri .   Halkan hoose ka daawo.    

Continue reading …

Finland(OWN)- Shir ay isugu yimaadeen guddiga fulinta xisbiga kulmiye Finland oo uu Shir gudoominayay Gudoomiyaha laanta Ahmed Aabdilaahi Khaliif  ayaa diirada lagusaaray sidii loo dardar galinlahaa hawlmaalmeedka shaqo ee xisbiga iyo kobcinta taagerayaasha iyo waliba sidii loo dhamaystiri lahaa buuxinta jagooyinka banaanaa ee Xisbiga Kulmiye Finland Markii ay arkeen Guddiga Fulinta inay muhiim tahay buuxinta […]

Continue reading …

dhicid mobile”asalama calaykum , asalama calaykum, asalama calaykum, asalama calaykum” hello , hello”ma guluf ahmed kooshin baa?” haa, waa kuma “Qofkaad waayadanba baafinaysay baan kaaga wadaa warbixin”……. farxad lalama duulo, naxdina looma dhinto, waan ilmeeyey, waan qosol gariiray, waxan fadhiga uga boday sida wiil 20 jir ah, sawirkii gobaad baan maskaxadayda ka badhay waxayna i […]

Continue reading …

Thomas Hobbes was an English philosopher in the 17th century, he was best renowned for his political thoughts about society, mainly written in his book of Leviathan in 1651. The scholastic opponents of him in the field of political science, mostly criticized that he lived with extreme fear. Remarkably, he never repudiated their claim, and […]

Continue reading …