Agaasimaha Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland oo Booqday Magaalada Wajaale , Fariina U diray Axsaabta Mucaaradka ah

 

Agaasimaha Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland oo Booqday Magaalada Wajaale , Fariina U diray Axsaabta Mucaaradka ah. waxaanuu ku tiraabay inay Axsaabta Mucaaradka ahi ka waan toobaan Dhaliilaha aanay u miidaan dayayn ee ay ku dhaliilayaa Xukuumada iyoo aan wax Macluumaad ah aan hayn, sidaas ayuu ku Tiraabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Khayraadka Biyaha

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker