Boqollaal boolis ah oo ugaarsanaya ninkii gaystay weerarka Mareykanka

Boqollaal ka tirsan ciidamada booliska Mareykanka ayaa baadi goobaya ninka loo haysto inuu ka dambeyay weerarkii ka dhacay magaalada Lewiston ee gobolka Maine ee dalka Mareykanka.

Booliska ayaa baahiyay sawirrada ninka lagu tuhmayo in weerarka uu ka dambeyay, waxaana shacabka loogu baaqay in ay gacan ka gaystaan sidii loo soo qaban lahaa edaysanaha.

Dhimashada weerarku sababay waxaa ka soo baxaya warar kala duwan oo sheegaya tiro u dhaxeysa 16 ilaa 20.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker