Ugu Yaraan 200 Oo Qof oo la la’ yahay ka dib daadad ku fatahay waqooyiga Hindiya

Kooxaha gargaarka degdega ah ayaa iskudayay inay soo badbaadiyaan dad gaaraya 200 oo qof oo ay sameeyeen daadad ku fatahay waqooyiga dalka Hindiya gaar ahaan gobolka Uttara-khand .

ilaa iyo hadda waxaa la soo helay maydadka 18 qof, dad ka badan 30 qofna waxay ku xanniban yihiin goob ay ku duntay dhoobo iyo haraaga walxo soo dumay. Waxaa deegaankaasi ku burqaday baraf iyo daad harqiyay harooyin halkaasi ku yiilay maalintii Axada

Ciidanka ayaa caawinaya dadaalka gurmadka ee la wado waxayna raashin u qeybinayaan dadka mashaqdan ka badbaaday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker