Gudoomiyaha UCID Oo Ka Qeyb-galay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey Murashaxiin

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga Ucid iyo Xoghayayaasha Xisbiga Ucid Marti Sharaf Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey Murashaxiinta kala Ah Bashe Cabdi Gabobe Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Yasin Abdilahi Hashi Elmi Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker