Gudoomiye Cabdirahmaan Cirro oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Prof Cali Khaliif Iyo Prof Axmed Ismaciil Samater

 

 

Hargeysa (OWN):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI wuxu qado-sharaf u sameeyey labada PRoffessor ama Aqoonyahan ee Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif Galeydh.

Kulankan oo madaxda Xisbigu ka soo qeyb-gashay ayey kaga wada-hadleen xaaladda dalka iyaga oo isla soo hadal qaadey helidda Somaliland la wada lee yahay oo labada dhinac ba sheegeen in ay tahay midda Somaliland ku badbaadeyso.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker