Komishanka Doorashooyinka JSL Oo Siiyey Xisbiyada Nambarradii Astaamaha U Ahaa Musharraxiinta

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa shalay waxa ay saddexda xisbi qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland u qaybiyeen Nambarrada astaamaha u noqon doona Musharraxiinta u taagan Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashooyinka isku sidkan.

Nambarradan oo noqon doona kuwii astaamaha u ahaa ee ay ku galayeen ololaha iyo doorashada si loogu aqoonsado mid kasta waxa xisbiyada la siiyay xisbi walba tiro ka bilaabmaysa nambar isku mid ah. Musharraxiinta Golaha Wakiillada u taagan ee Xisbiyada qaranka waxa ay yeelan doonaan 60 Astaamood oo xisbi kastaa 20 astaamood leeyahay. Waxaanu xisbi kastaa 20 kaasi astaamood u qaybin doonaa dhammaanba Lixda Gobol ee waaweyn ee uga shararxan Gobol Kasta.

Xisbiga UCID waxa ay Komishanku siiyeen tirada ka bilaabmaysa 101 halka xisbiga KULMIYE la siiyey isna tirada ka bilaabmaysa 201 iyo ugu dambayn xisbiga WADDANI oo qaatay tirade ka bilaabmaysa 301.

UCID KULMIYE WADDANI

101 201 301

102 202 302

103 203 303

104 204 304

105 205 305

106 206 306

107 207 307

108 208 308

109 209 309

110 210 310

111 211 311

112 212 312

113 213 313

114 214 314

115 215 315

116 216 316

117 217 317

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker