Daawo:-Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Maaliyada Oo Xikii Kala Wareegay Agaasimihi Hore Ee Wasaaradaasi.
Hargaysa-(OWN)-Agaasimaha cusub ee wasaarada maaliyada Somaliland Maxamed Cabdi Gurxan ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ula wareegay xilkii wasaarada maaliyada oo uu dhawaan u magacaabey madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan