Daawo 21 Caruura Oo Laga Soo Xaday Muqdisho Oo Boosaaso Lagu soo Bandhigay

Wasaaradda Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland iyo Hay’adaha Tadaamun iyo UNICEF ayaa   soo bandhigay 21 Caruur laga soo xaday Waalidiintii dhalay oo lagu xanaaneeyo Xarumaha loo yaqaan Safe House-yada ku yaala Boosaaso, waxa ayna sheegeen in Caruurtan dib loogu celinayo waalidiintii dhalay.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker