Daawo:- “Xukuumadaha Aanu Is Qabanno Anagu Ma Raagaan..” Abwaan Yuusuf Shaacir.

Hargaysa-(OWN)-Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa waxaa uu ka Hadley laba Abwaan oo ay xukuumada Madaxweyne Biixi siyaabo kala duwan ay u xidhay , waxaana uu sheegay in mar marka qaarkood ay muuqato sawirkii dawladii kacaanka ee Siyaad Barre.

Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa waxaa uu sheegay inuu ka xun yahay xadhiga labadaas abwaan , waxaana uu cadeeyey in ay banaaneyd dariiq-yo kale oo loo mari lahaa hadii ay danbi galaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker