Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Kulan La qaatay bahda saxaafadda

Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Xoghayaha Guud Mudane Khadar Xuseen iyo masuuliyiin kale ayaa caawa kulan la qaatay bahda saxaafadda madaxa banaan ee magaalada Hargeysa ka hawl gasha.
Marti-qaadka Musharraxa madaxweynuhu u fidiyay bahda saxaafadda ayaa daarna mahadcelinta iyo dhiiri gelinta saxaafaddu sidii ay uga hawl gashay masiibadii dabka ee Suuqa Waaheen islamarkaana dunida u gaadhsiiyeen dhibaatada dabkaasi gaystay.
May be an image of 7 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and people standingMay be an image of 10 people, people standing, people sitting and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker