Daawo:- “Muuse Cadaalad Darruu Dalka U Horseeday Wuxuu Yidhi Maaliyadda Inaga Maqnayd Tiina Wuu Ku Darsaday…” Siyaasi Xisbiga Kulmiye Ah.

Burco-(OWN)-Siyaasi Cali Dacar oo ka mid ah kaadiriinta xisbiga Kulmiye ee gobalka Togdheer ayaa waxaa uu sheegay in isku shaandheyntii madaxweyne Biixi sameeyey maalintii shalay ay aheyd calaad daradii ugu weyn ee dalka ka dhacdey isla markaana uu madaxweynu u yidhi wasaasarada maaliyada ayaa beesheyda ka maqneyd tiina waan qaatey……….Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Oo Dhamaystiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker