Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo qaabilay Ergayga Finland u qaabilsan nabadda geeska Afrika.

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiska ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland u qaabilsan Nabdda Gobolka Geeska Afrika Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo booqasho ku yimi dalka.

Kulankan waxa madaxweyne-ku-xigeenka ku wehelinayey wasiirrada wasaaradaha arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah, Dr Ciise Keyd Maxamuud iyo Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga, Siciid Sulub Maxamed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker