Daawo: Aqalka Koongareeska Maraykanka oo Todobaadkan u Codeynaya Xil ka Xayuubinta Trump

Aqalka Koongareeska  oo dhameystiran ayaa la filayaa in ay Todobaadkan u Codeeyaan laba qodob oo ah dacwadda Xil ka qaadista madaxweyne Trump, taasi oo uu guddi hoosaadka caddaaladda ee Congress-ku uu todobaadkii hore soo gudbiyey.

 

Madaxweyne Donald Trump ayaa Noqonaya madaxweynihii Saddexaad ee lagu soo oogo dacwad isagoo xafiiska haya. Dimoqraadiyiinta ayaa ku eedeeyey inuu si qaldan Awooddiisii madaxweynenimada u isticmaaley isagoo weydiistey Ukraine in ay baadho Ninka hormuudka u ah musharrixiinta dimoqraadiga . Trump iyo Taageerayaashiisa ayaa ku Adkeystay in uusan madaxweynuhu wax qalad ah sameynin.

Warbixintaas oo dhamaystiran ka halkan hoose daawo.

 

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker