Abwaan shaacir ma 2019 ayuu arkay dulmiga dalka kajira, weli lama arag isagoo musuqmaasuqii xukumadii axmed siilaanyo ka hadlaya ..

Abwaan shaacir ma 2019 ayuu arkay dulmiga dalka kajira.
600 oo gaadhi ..ayay dawladu leedahay.
Ilaa iyo 2010. Ayaa xukuumadihii kala danbeeyay dalka keenayeen gawaadhi raaxo.
Intii dawladii siilaanyo jirtay. Wali shaacir oo raaxo iyo xarago dhaliilaya maan maqlin.
Hospitalka hargaysa waa sidii 1960. Ayuu ushaqaynayaa.
Gawaadhi 70 kun ah ayay. Madax deeni shalay kutartamaysay.
300. Ee million ee miisaaniyada dalka ..ciidanka mooyaane inta kale 3 gole iyo tijaartaa qaybsada.
Waxaan dhibsaday. In abwaan shaacir hada indho yeesho. Isagoo ogaa in ilaaa 1991. Siyaasada xukuumadaheenu ; ayaaheen noole noole kudul nool.
.waad naxaysaa markaad aragto.nolosha danyarta. Iyo damiir xumada madaxdeena.
Damiirkeena .adeeradeen baa dhex fadhiya. Waana dhib jirta.
Kuwa hada muuse dhaliilayaa. Ee mucaaradka isku sheegayaa iyaguna .bari uunbbay qaadayaan dalkeena nimcaaa fadhida.
Udubtii dalka sii xaadhay ayaan ogayn. .kulmiyahan carabka mariyay ayaan aragnaa.
Ucid iyo waddani oo gawaadhi 70 ku ah kufaraxsan baan aragnaaa.
Dalka yaa umaqan.
. Waa maxay isma dhaantadani.
Shalay. .waxaan ka jeclaa iyadoo 70 cagaf cagaf gobolada loo qaybiyo. .1 kii cagaf waa 15 kun . Gaadhigiiba 5 cagaf buu inoo jari lahaaa.
Madaxwayne muuse shalay umuu eekayn nin madaxwayne u ah
Dad 50% 2.million oo qof kudhowi ku nool yihiin 1$ maalintii.
.madaxwayne dadka duubka kuu xidhay qaarbaan dab loo shidin.
.
Madaxwaynaha dhaliil badan umahayo oo xoolihii umada laga cuni jiray wuu handaraabay.
Handaraabkaasna dadka kufaraxsan baan kujiraa.
Lakiin waxaa idhiba rag arkayay. 8 sano ee kulmiye iyo 7 dii ka horeeyay ee udub. Boobkii dalka kadhacay. In kolba kalmad meelahaas lala soo istaago waa ceeb.
Damiirkeena adeerkeen haka baxo.
C/risak ahmed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker