” Urur Furistii Caqabad Baa Soo korodhay, Xisbigii KULMIYE ayaaba dhex fadhiya” Prof Cabdi Cali

Pro Cabdi Cali Jaamac, Ayaa Wax La La Yaabo Ku Tilmaamay Masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE Oo Soo Buuxiya Madal Kastoo Lagu Shaacinayo Urur Siyaasaddeed.
Prof Cabdi Cali Jaamac, Ayaa Yidhi “Urur furistii Caqabad baa soo korodhay, ma garanayo sababta loo qarsanayo. Xisbigii KULMIYE, ayaaba dhex fadhiya Labaddii qof ee tidhaa urur baanu samaynaynaaba. Nin aad garanayso oo KULMIYE ah ayaa ku odhanaya inoo wad hawsha, waan idinka tirsanahaye.
Waxan is waydinayaa sidee qof uga tirsanaan karaa laba Urur/Xisbi oo mid Mucaarid yahay, midna Muxaafid Yahay. Waar masaajidka ciyaarta ha laga daayo!” Proff. Cabdi Cali Jaamac.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker