Golaha Wakiillada JSL Oo Guddi U Saaray Wax ka badalka iyo Kaabista Nidaamka Ururada iyo Asxaabta Siyaadda
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL Baashe Maxamed Faarax Oo Guddi U Saaray wax kabadalka iyo kaabista Nidaamka ururada iyo asxaabta Siyaadda Somaliland , isagoo guddidaas u qabtay muddo todoba maalmood ah.