Badhasaabka Gobolka Awdal oo Xabsiga u Taxaabay 8 Isuduwe

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed ahmed Caalim Timbaro ayaa saaka xabsiga u taxaabay siddeed isduwe.

Iskuduwayaasha wasaaradaha ee xabsiga loo taxaabay ayaa kala ah

Isku duwaha wasaarada Deegaanka.
Isku duwaha wasaarada Gaadiidka.
Isku duwaha wasaarada Warfaafinta.
Isku duwaha wasaarada Qorshaynta.
Isku duwaha wasaarada Macdanta.
Isku duwaha wasaarada Qaxootiga iyo Barakacayaasha.
Isku duwaha wasaarada Qoyska iyo arimaha bulshada.
Gudoomiyaha Waxbarashada.

Badhasaab tiinbaro ayaa ku eedeeyey isku duwayaashan in ay ka soo xaadiri waayeen shir la filaayey in uu dhaco siddeeda subaxnimo, iyadda oo ay iskuduwayaashuna ku eedeeyeen badhasaabka in ayna cidiba ka soo war galin shirkaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker