Dhegayso: Doorasho xasaasi ah oo ka dhaceysa gobolka Tigray ee Itoobiya

Dadweynaha gobolka Tigray-ga ee dalka Itoobiya ayay maanta Dadku u dareereen goobaha cod bixinta, iyagoo ka qayb qaadanaya doorasho ay isku maandhaafsan yihiin gobolkaas iyo dawlada dhexe.

 

Guddiga doorashada ee dalkaasi ayaa doorashada dib u dhigey  Xanuunka Covid19 awgeed. Shacabka Tigrayga ayaa soo dooranaya aqalka baarlamaanka heer gobol oo ka kooban 190 kursi.

 

Haddaba doorashadani maxay ka dhigan tahay?  Suaashaas ayay Warbaahintu Waydiisay oo barre ka ah jaamacadaha magaalada Hargeysa,

 

Mustafe Maxamuud Cabdilaahi (Al-Khaliili)

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker