Degmada Gaashaamo iyo laydh cusub oo qoraxda ku shaqeynaaya lagu soo kordhiyey.

Degmada Gaashaamo ee dawlad degaanka Somalida ee Itoobiya iyo laydh cusub oo qoraxda ku shaqeynaaya lagu soo kordhiyey.

Adeegan cusub oo uu kusoo kordhiyey duqa degmada Gaashaamo Barkhad Cabdi Maxamed ayaa lagaliyey magaalada gudaheeda.
Adeegani waa laambado maalintii dabka tamarta qoraxda ka qaadanaaya habeenkiina baxaaya.

Waxaa lagaga nasan doonaa habeenada mishiinka laydhku damo oo iftiin dheeraad ah bixinaaya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker