Xisbiga Waddani Oo Barkhad Jaamac Xirsi U Magacaabay Afhayeenka Xisbiga

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta u magacaabay siyaasi Barkhad Jaamac Xirsi Afhayeenka Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker