Muwaadiniinta Norway Oo Aamisan in Somalida Aanay Noqon Karin Norwajiyaan

Xaruunta Cilmi baarista ee FAFO ayaa daraasad u sameesay Hay’ada BUFFDIR taasi oo lagu ogaanayay sida bulshada Norway u arkaan dadka laga tirada badanyahay ee Dalka ku nool.

 

Daraasada ayaa lagu soo bandhigay natiijooyin kala duwan waxana ugu muhiimsanaa sida Shacabka Norway u arkaan Somalida ku nool dadlka iyadoo la waydiiyay su’al aheyd.

 

Dadka Somalida Ma noqon karaan Norwajiyaan.

Boqolkiiba 39 kamid ah Dadka lagu sameeyay xog aruurinta ayaa sheegay in Somalida aysan noqon karin Norwijiyaan isla markana ku adagtahay.

Natiijada guud ahaan ayaa u qorneyd sidan.

Waxaa ka qeyb qaatay 4443.

Boqolkiiba 16% ayaa aaminsan in madowga uusan noqon karin norweji.

Boqolkiiba 25% ayaa aamisan in norwejiyaan ay ka caqli badanyihiin ajaanibta.

22% kamid ah ayaa sheegay in swedhishka aysan noqon karin norwejiyaan.

Warbixinta ayaa lagu soo qaaday muslimiinta xirta xijaabka.

 

Xigasho/NRK

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker