REER SOMALILAND KHIYAAMO IYO SOMALIWEYN MAR LABAAD DIYAAR MA U TAHAY. ISBEDELKA GEESKA MAXAA LAGA YEELAYAA
Waa hubaal in shacabka reer SOMALILAND ku nastay goonni isku taaggii 1991kii inkastoo buuggii yaraa ee distoorka SNM uu ku qornaa qodobka ka ah in keligii taliyihii Mohamed Siyaad Barre dalka laga rido OONAY ku ool in SOMALIA iyo SOMALILAND oo lixdankii si habaqana oo qaldaanimo ku jirto isugu darmay la kala gooyo laakiin markii wadankii la lahaa Afweyne ka xoreeya ay su xun u burburtay wax Afweyne kasii xun iyo dagaalo sokeeye iyo dawlado cadaw ah iyo wax aan laga gayoonay ay Mohamed Siyaad Barre Bedeleen oo dagaaladii iyo dilkii uu kun jeer ka batay dhibaatadii Siyaad Barre ayaa Shacabka reer SOMALILAND ku dhalatay is badbaadin ta GOONNI ISU TAAGGA SOMALILAND EE MUQADISKA LOO NISBEEYEY inkastoo oonay raacin inay wax u qaybsadaan Xukuumadda iyo Dawladda xaggeeda si aan muran Siyaasiyiinta harraadani u gelin oo sida Lebanon oo kale talada dalka QAYDHINKA lAGU qaybsado laakiin degdeg aan cilmiyeysnayn bay goosashadii ku sameeyeen oo WAA ta keentay laga soo bilaabo xiliga Xukuumaddii Siilaanyo in wadadii laga baydhay Ictiraaf raadinta iyo dad isku wadka oo hantidii la boobay shacabkiina la isku diray oo dagaalo qabiil la hubeeyey lana qaybqaybiyey iyadoo Madaxdii Kulmiye aan arinkaa la gabban ayey maanta la daalaa dhacayaan culayska kaga yimi isbedelka Geeska ka socda ee Ethiopia Hogaaminaysa dawladaha dunida hogaamiyaana dabada ka rixayaan oo u jeedada koobaad tahay sidii xeebta dheer ee Somalida loogu gacan gelin lahaa dawlado aan Muslim ahayn oo Ethiopia hogaaminayso, Kenya oo Xeebta badh doonaysa sheerkeeda oo murankii Maxkamadaa ku jiro iyo Eritrea waa wada Christian waxaana laga hortegayaa in mar dambe budhcad badeed iyo wixii la midi Xeebta Somalida ku soo NOQDAAN.