Xiisad Dagaal oo Ka Jirta Magalada Boosaaso ee Maamulka Puntland

Xiisad ayaa ka taagan jidka Garoonka Diyaaraha magaalada Boosaaso taasi oo goobjoogayaal sheegayaan in ay ka dhalatay ka dib markii ciidamada Badda Puntland (PMPF) ay jareen qaar kamid ah dhir ay ciidanka kale ee PSF loo yaqaan ku beereen jidka Garoonka Diyaaraha.

Ciidanka Badda, waxa la sheegey in ay dhirta u jareen si xayndaab silig ah ay ugu sameeyaan Garoonka Diyaaradaha hase ahaatee waxaa ka biyo-diidsan ciidanka PSF oo iyagu dhirtan iyo kuwo kaleba ku beerey jidadka muhiimka ah ee Boosaaso.

Kiisaska dhirta ayaa beryahan ku badan Puntland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker