Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Iyo Maansadiisa Soon Qaad.

Bisha saaka joognaa,

Soon qaad inay tahay
Sannadaha dhamaantood
Billaheeda  sii xigga
Saatir uu gaar dhigay
Kaligeed ka soocay
Caad igama saarnee
ma ogtay sideedu
Inay tahay mid suuban.
Bil tahayna saafiya
Shayaadiin safkoogana
Laga xidhano seetahoo
Silsilado loo geliyo
Sadaqadaadnta bixiso
Salaadahaadna oogto
Samafalkaad fashaa’iyo
Wanaagaad samaysana
inay tahayna zaa’idyo
Sahay aakhiraadoo
Subxaankuna saxaayo.
Billweeyi soonqaadee
Siyar yay idunku dhaafin.
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker