Ciidamadda Booliska Gobolka Sool Oo Dhaawac Gaadhsiiyey Xildhibaan Fihiima Yuusuf Quuje

Ciidamadda Booliska Gobolka Sool Gaar ahaan kuwa Degmadda Laascaanood Ayaa Dhawaac Gaadhsiiyay Xildhibaan Fihiima Yuusuf Quuje Oo ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Degaanka Degmadda Laascanood Xil ay Ku Sugnayd Xafiiska Tvga Som News Ee Laascanood.

 

 

Sida Ay Xaqiijisay Xildhibaan Fahiima  waxa ay sheegtay in Ciidamaddan Amar Soo Siiyay Badhasaabka Gobolka Sool Cabdi khayre Dirir.

 

Image may contain: one or more people

Oodweynenews Laascaanood

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker