Saxafi Yaxye Sheekh Ismaaciil Oo Gabadh 26000 Dollar Looga Dhacay Magaalada Hargeysa

Saxafi Yaxye Sheekh Ismaaciil ayaa xalay haweeney oo la sheegay inay u dhalatay dalalka Carabta ay xarunta   Telesom ee magaalada dhexdeeda kaga dhacday $26000 lix iyo labaatan kun oo dollar , waxaana la sheegay inay taabatay kadibna uu Yaxye gabadhaas  lacagtii oo dhan uu u dhibay .

 

Halkan hoose ka daawo muuqaal kooban qaabka loo dhacay Saxafi Yaxye Sheekh Ismaaciil.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker