Adna Adan Oo Loo Doortay Madaxweynaha Ururka UNPO

Dr. Adna Adan ayaa loo doortay madaxweynaha ururka UNPO oo ah hay’ad ay ku midaysan yihiin wadamada aan ka midka ahayn Qaramada midoobay ee aan la aqoonsan .
Waxaa la aas aasay 1991 waxaanay ka shaqeeyaan xuquuqada wadamada aan la Ictiraafin ee dunida .
Waana haweenaydii ugu horeysay ee ururkan ka noqota madaxweyne tan iyo markii la aas aasay oo wadamo badan ka baxeen markii la aqoon saday ee ay ku biireen qaramada midoobay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker