Daawo: Dawlada Hoose ee Hargeisa oo Cisbitaalka Guud Ugu Deeqday 500 Oo Haamaha Oxygenta Ah,

Daawo: Dawlada Hoose Hargeisa ayaa Dhakhtarka Weyn Ugu Deeqday 500 Oo Haamaha Oxygenta Ah, Sidaasna waxaa Warbaahinta u Sheegtay Maayarka Caasimada Cabdirahmaan Maxamuud Caydiid Soltelco. Tan ayaa Noqonaysa Deeqdii ugu Horraysay ee Maamulka Dawlada Hoose ee Caasimadu Gaadhsiiyo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker