Madaxweyne Trump Oo Fariin U Diray Taageerayaashiisa Weeraray Kongareeska Maraykanka

Madaxweynha Maraykanka ee lagaga bediyey Donnald Trump ayaa Farriin uu baraha bulshada soo dhigay ayuu dibadbaxayaasha wuxuu ku yidhi “Waan idiin jeclahay” kahor inta aanuu ugu baaqin inay guryahooda aadaan. Wuxuu sidoo kale ku celceliyay sheegashooyin been ah oo ku saabsan in lagu shubtay doorashada.

Taageerayaashiisa ayaa galay xarunta Kongareeska waxayna isku dhaceen booliiska, taas oo sababtay dhimasho iyo dhaawac , Qalalaasaha ayaa sababay in la hakiyo dooddii Kongareeska ay ka yeelanayeen guushii Joe Biden ee doorashada.

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker