Aaden Ducaale oo booqanaya deegaanada ku xeeran xududda Kenya iyo Soomaaliya

Wasiirka gaashaandhigga Kenya, Aaden Barre Ducaale ayaa maanta gaaray magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, waxaana la filayaa in wasiirku booqdo deegaanno laga cabsi qabo inay Al-Shabaab ka geystaan weerarro.

Deegaanadaas ayaa ah kuwa ku yaalla xuduudda ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaanna magaalada Wajeer.

Al-Shabaab ayaa muddooyinkii u dambeeyay weerarro ka geysanayay deegaanada dhaca soohdimaha ay labadan dal wadaagaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker