Baarlamaanka Maraykanka Oo Cayimaya Maalinta Xilka Xayuubinta Trump

Golaha aqalka hoose ee Congress-ka Mareykanka ayaa la filayaa in maalinta  Arbacada ah ee Todobaadka soo  Socda ay u Codayn Doonaan mooshinka Xilka lagaga qaadayo Madaxweyne Donald Trump.

 

Sida uu qabo sharciga ayaa waxaa la doonayaa in 435 xubnood oo aqalku ka  kooban yahay in badi ay u codeeyaan mooshinkan si ay u meel mariyaan Xilka Qaadista Madaxwayne Trump.

 

Lama oga in Xisbiga Dimuquraadiga ay u meel mari doonto Ololahooda ka dhanka ah Donald Trump oo markale loolan ugu jira Inu uu dib u soo Noqdo Aqalka Cad ee Looga Arimiyo Maraykanka .

Maalintii Jimcaha ayey aheyd markii golaha aqalka hoose ay meel mariyeen laba qodob oo Trump ka dhan ah kuwaasi oo ahaa in si cad uu ugu tagri falay Awooda kadib baadhitaano ay Sameeyeen

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker