Xukuumadda Somaliland Oo Booyaddo Deg-deg Ah U Dirtay Goboladda Somaliland ee Ay Abaartu Ka Jirto.

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdirxamaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ku wareejiyay Hay’adda u diyaargarawga aafooyinka iyo kaydka raashinka booyado xukuumadda Somaliland ugu talo-gashay goboladda ay abaartu ka jirto.

 

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ayaa sheegay in biyo yaraan baahsani ay soo food saartay meelo kamida goboladda bariga Somaliland, waxaanu amar ku biyay in dhakhso biyo loola gaadho dadkaasi ay abaartu saamaysay.

 

Image may contain: 8 people, people standing

Image may contain: 3 people, beardImage may contain: 2 people, outdoor

Image may contain: sky and outdoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker