Mareykanka oo markii ugu horreysay gargaar gaarsiiyay Gaza

Mareykanka ayaa markii ugu horreysay gargaar gaarsiiyay Marinka Gaza, halkaasoo in ka badan 38,000 oo cunno ah ay ku daadiyeen baarashuut ay sideen saddex diyaarad militari.

Taliska Dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay in howlgalka ay iska kaashadeen ciidamada Urdun.

Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in tani ay tahay markii ugu horreysay ee diyaarad Mareykan ah ay gargaar gaarsiiso halkaas tan iyo billowgii dagaalka Gaza.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker