Daawo Khudbadii Uu Mahdi Guuleed Ka Hor jeediyey Maxkamada ICJ ee Arinta Badda Soomaaliya

Ra’iisal wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Abuukaato Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maalintii koowaad  Khudbad ka hor jeediyey Garsoorayaasha Maxkamada Cadaalada Dunida ICJ ayaa ka warbixiyey si qoto dheer xad gudubka Kenya ee Badda Soomaaliya.

Boqolaal Bog oo ay soo saartay Dawlada Soomaaliya ayey Hore ugu cadeysay in Kenya aanay  marnaba cadeyn u heysan Badda Soomaaliya ay ka been sheeganeyso inay qeyb ka leedahay.

Mahdi Guuleed oo ah Mas’uulka ugu sareeya Guddiga Soomaaliya ka difaacaya Badda Ay Kenya soo hunguriyeysay ayaa shaaca ka dhigay in aanay mar walbo Dawlada iyo Shacbaka Soomaaliyeed ogolaan doonin in lagu xad gudbo Qaranimada iyo Cirdiga Soomaalida.

https://www.youtube.com/watch?v=cyZNZY9S4iY

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker