DAAWO Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii Tukaraq.

Madaxweynaha JFS ayaa markale ku baaqay in si shuruud la”aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda Tukaraq ee u dahxeeyey labada Puntland iyo Somaliland.

 

 

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa kula dardaarmay shacabka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan walaalahooda oo dhibaatada ka soo gaartay Roobaabka iyo Duufaanada ku dhuftay qeybo kamid ah Somaliland iyo Puntland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker