Ma, og tahey misaaniyada madaxtooyada somaliland iney tahey,{15 MILLION USA DOLLER. } Waxaas lacaga madaxweynaha qaata.

dowllada somaliland iyo dhamaan hayaddah dalkeena somaliland, waa kuwo, howshoodu qarran gabey, waxaan idiin heeynaa cadeeymo buuxa oo muuqda.
Haddaan ku bilaabo misaaniyada qarranka soo goosha ,ama aan ka falaano misnayadaha galla hayada , wassarada maaliyada iyo madaxtooyada waad yaabeeysaan waxa lacag meeshaas galla ee aan waxba lagu qaban.
 
 
Waxaa jira in missaaniyada ,wasarada  maaliayda somaliland ,ay tahey lacgta ku baxda { $220 MILLION USA DOLLER}.
waxaaso oo lacagi meel aay qabato lama garanyo.
 
DHanka kale waxaan doonayaa inaan idin sheegno, inney  madaxtooyada somaliland iyadana aay tahey m isanayada ku baxda{ $ 15MILLION USA DOLER}.
 
Waxaas oo lacga  ee madaxtooyada somaliland galla, waxaa qaata madaxweynaha iyo famligiisa.
SHaqalaha madaxtooyada ka shaqeeya iyaga wax yer oo mushaaro ah uunbaa la siiyaa.
 
Taasina waata keentey inuu muuse biixi sacad cali shire uu ka dhigto wasiirka maliyada , waana si aay dalka u dhacaan waxaa la soo gaadhey xiligii dalka lakala boobayey, dadkeena soomaliland ee dalkii jooga wallahi waa kuwo  hurda, oo qabyaalad iyo nin jacleeysi aay la hadhey, silica ugu badanina iyaguu ku dhacaa.
 
waxaa qorey fuaad m,qawdhan. arimaha bulshada london
facebook fuaad qawdhan
00447383135563
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker