(Akhriso) Xukuumada Somaliland Oo Warsaxaafadeed kasoo Saartay Dagaalkii Shalay ka Dhacay Bariga Gobolka Sanaag

Warsaxaafadeed ay Somaliland kasoo saartay dagaal Hadaaftimo ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa maamulka Puntland.

War-saxaafadeedkan ay soo saartay wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa Puntland loogu baaqday in ay ixtiraamto heshiis xabbad joojin ahaa oo ay horey u wada galeen, ka dib dagaal shalay ka dhacay magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag.

Halkan ka Akhriso Warsaxaafadeedkan oo ku qoran luqada Ingiriiska;

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker