Xoghayaha dawlada Hoose ee Hargeysa oo xidhay Wiil Aroos ah

Xoghayaha dawlada Hoose ee Hargeysa oo xabsiga dhigay wiil habeen ka hor aroostay oo caruus ahaa .

Wiilkan oo lagu magacaabo Wahiib Xussen ayaa xiliga la xidhay dawlada hoose ka rabay lacag uu ku lahaa , balse xoghayaha dawlada Hoose amray in xabsiga la dhigo .

Xogtan xaqiijiyey ehelada maxbuuska .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker