Guddoomiye Cirro Oo Beerta Xorriyadda Hargeysa Kaga Qaybgalay Ololaha Xidbiga Waddani

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI   Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa faagaaraha beerta Xorriyadda ee Magaalada Hargeysa kaga qayb galay ololaha doorashada isku sidkan ee Wakiillada iyo Deegaanka ee Xisbiga WADDANI oo maanta guud ahaan-ba Gobollada iyo degmooyinka dalka ka bilaabmay.
Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo masuuliyiin sarsare oo Xisbiga ah ayaa Kumanaan taageerayaasha Xisbiga ah iyo Musharraxiinta kala qayb galay wacdaraha ay fagaaraha beerta Xorriyadda Hargeysa ay ku soo bandhigayaan Jamaahiirta liimiga ah ee Xisbiga WADDANI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker