Ciidanka Ilaalada Xeebaha oo badbaadiyaay Dad Gaadhi la dhacay

Ciidanka Ilaada xeebaha ayaa ugurmaday dad ay tiradoodu gaadhayso 20 qof oo baabur kula dhacay deegaanka Goobaare ee xeebta Bari ee Gobolka Saaxil manta gelinkii hore .

Shilkan baabur oo ka dhacay dhinaca beri ee banka caanka ah ee goobaar ayaa waxaa uu dhawacyo kala duwan ka soo gaadheen dad gaadhaya 18 qof oo isugu ragg iyo dumar qaarkood koomo ayey kujiraan halka kuwo kalena jajabeen .

Baaburkan ayaa ahaa nooca urakaabsada xeebaha fogfog oo ka baxay Magaalad Berbera
Ciidanka ilaalada xeebaha Gobolka oo hogaaminayo laba xidigle Bashiir Yuusuf ayaa si deg deg ah ugaadhay goobta Baaburku ku dhacay soona daad-gureeyey dadka waxyeeladu gaadhay oo hada lagu daawayno cuspitaalka Degmada Berbera .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker