Dowladda Mareykanka Oo Ka Hadashay Walxo Duula Oo Ay Garan Waayeen

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in wax faahfaahin ah aanay  ka bixin karin walxo duula oo aan la garan waayay waxa ay yihiin.

Duuliyeyaal ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa horraantii bishan walxahaas ku arkay hawada Mareykankan.

Dowladda waxay meesha ka saartay in walxahana qalab hawada loo soo diray.

Warbixin kasoo baxday waaxda gaashaandhigga Mareykanka ee loo yaqaano Pentagon-ka ayaa sheegtay in 144 dhacdo laga soo tebiyay hawada tan iyo 2004-tii balse mid kamid ah haatan la garan la’yahay isla markaana aanan wax sharraxaad ah laga bixin karin.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker