Daawo: Shacbi waynaha Somaliland oo Fakarkooda ka Dhiibtay Siday U Arkaan Wariye Coldoon oo M Biixi ka Reebay Maxaabiistii uu Cafiyay 

Daawo: Shacbi waynaha Somaliland oo Fakarkooda ka Dhiibtay Siday U Arkaan Wariye Coldoon oo Madaxwayne Biixi ka Reebay Maxaabiistii uu Cafiyay .

Dadkaasi Oo Warbaahintu Mikrafoonka la Dhexqaaday ayaa Badankoodu ku Tiraabay inay Tahay Qalad Marhadii Maxaabiistii ka Kiisaska Xumaaba la Cafiyay in Laga Reebo Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon .

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker